Al-Shabaab oo shaacisay magaca iyo dhalashadda nin ajnabi ah oo isku qarxiyey..

Al-shabaab ayaa farriin cod ah oo ay soo saareen ku sheegay in ninkii isku qarxiyay saldhigga militariga Soomaaliya ee degaanka Janaay Cabdalle ee duleedka magaalada Kismaayo toddobadii bishan Maarso uu u dhashay waddanka Burundi. Al-shabaab ayaa ninka is qarxiyay magaciisa ku sheegay Dizaya Isxaaq Khalid. Waxay sheegeen inuu ahaa qowmiyadda Hutuuga. Waxay intaas ku dareen … Continue reading Al-Shabaab oo shaacisay magaca iyo dhalashadda nin ajnabi ah oo isku qarxiyey..